Malcaamad Online
Malcaamad
The official app & game
Distributed by UptoPlay
SCREENSHOTS
DESCRIPTION
Use UptoPlay to play online the game Malcaamad Online.
Malcaamadani waa barnaamij kheyri ah, oo aan dheef-adduun laga doonaynin, ujeedada loo sameeyayna ay tahay in walaalaha muslimiinta Soomaaliyeed ka faa'iideystaan, oo ay diintooda wanaagsan ku bartaan habkan casriga ah, iyaga oo wax ka dhiganaya culimadooda wanaagsan, ee khayrka la jecel.
Casharada ama Kutubta ku jira malcaamadani annagu maanu sameynin, mana aanu diyaarinin, laakiin waxa aanu ka soo qaadanay channel-lo ay wallaalo soomaaliyeed oo khayr badani soo geliyeen meelaha ay ku leeyihiin barta youtube.com
Enjoy with UptoPlay the online game Malcaamad Online.
ADDITIONAL INFORMATION
Developer: Soomaal Technology
Genre: Education
App version: 4.0
App size: 2.0M
Recent changes: Waanu Ka Saarnay Cilladii Yareyd Ee Ku Jirtay...
Comments:
This app is very inspiring and helpful. I liked it.
Good app mashallah
Wax badan baan ka faa'iiday. Jazaaka Laah
جزاك الله خيرا
Calas axmad'
Page navigation: